Shir Sanadeedka Dalladda Waxbarashada SAFE oo Muqdisho lagu qabtay (Sawirro)

Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 31 Maarso 2022 ayaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Shir sanadeedka Dalladda Waxbarashada SAFE. Shir Sanadeedka Dalladda SAFE waxaa looga hadlay waxqabadkii Dalladda SAFE ee Sanadkii tagay, Horumarka lagu talaabsaday iyo Caqabadaha hareeyey Waxbarashada gaar ahaan Waxbarashada gaarka ah oo mudooyinkaan dambe laga dareemayey, sidoo kale waxaa laga wada hadlay … Continue reading Shir Sanadeedka Dalladda Waxbarashada SAFE oo Muqdisho lagu qabtay (Sawirro)